Sheekh Cali Warsame Xasan oo geeriyooday iyo Madaxweyne ka tacsiyadeeyay

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka maamulka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u diray, culimada, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Sheekh Cali Warsame Xasan oo ku geeriyooday xalay oo ay taariikhdu tahay 28/05/2022, Dalka Urdun. Madaxweynuhu … Continue reading Sheekh Cali Warsame Xasan oo geeriyooday iyo Madaxweyne ka tacsiyadeeyay